boga hore
yaanu nahay
so
العربية - عربي
English - إنجليزي
español - إسباني
português - برتغالي
Kiswahili - سواحيلي
Français - فرنسي
Русский - روسي
اردو - أردو
italiano - إيطالي
Türkçe - تركي
አማርኛ - أمهري
ไทย - تايلندي
සිංහල - سنهالي
Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج
Tiếng Việt - فيتنامي
नेपाली - نيبالي
Hausa - هوسا
Wollof - ولوف
বাংলা - بنغالي
ئۇيغۇرچە - أيغوري
অসমীয়া - آسامي
فارسی - فارسي
فارسی دری - دري
azərbaycanca - أذري
Ўзбек - أوزبكي
Deutsch - ألماني
Shqip - ألباني
فلبيني مرناو - فلبيني مرناو
български - بلغاري
ဗမာ - بورمي
bosanski - بوسني
polski - بولندي
தமிழ் - تاميلي
татар теле - تتاري
română - روماني
svenska - سويدي
Soomaali - صومالي
тоҷикӣ - طاجيكي
Pulaar - فولاني
कश्मीरी - كشميري
bahasa Melayu - ملايو
മലയാളം - مليالم
magyar - هنجاري مجري
हिन्दी - هندي
Èdè Yorùbá - يوربا
ελληνικά - يوناني
қазақ тілі - كازاخي
中文 - صيني
Bahasa Indonesia - إندونيسي
پښتو - بشتو
Luganda - لوغندي
తెలుగు - تلقو
日本語 - ياباني
ትግርኛ - تجريني
Кыргызча - قرغيزي
Kurdî - كردي
Nederlands - هولندي
čeština - تشيكي
українська - أوكراني
suomi - فنلندي
Norwegian - نرويجي
ქართული - جورجي
ދިވެހި - ديفهي
Türkmençe - تركماني
afaan oromoo - أورومو
ភាសាខ្មែរ - خميرية
ಕನ್ನಡ - كنادي
lietuvių - ليتواني
bamanankan - بامبارا
Soninke - سوننكي
Malagasy - ملاغاشي
Sängö - سانجو
Српски - صربي
Afaraf - عفري
Kinyarwanda - كينيارواندا
Bi zimanê Kurdî - كردي كرمنجي
Akan - أكاني
Chichewa - شيشيوا
ગુજરાતી - غوجاراتية
Mõõré - موري
créole - كريولي
boga hore
yaanu nahay
Contact Us
/
Ilaahay kama dulmiyo muuminka xasano aduunka wuu ku siiyaa aakhirona
Ilaahay kama dulmiyo muuminka xasano aduunka wuu ku siiyaa aakhirona
Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: wuxuu yiri Rasuulka Ilaahay naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate-: Ilaahay kama dulmiyo muuminka xasano aduunka wuu ku siiyaa aakhirona wuu ku abaal mariyaa, gaalkase xasanaadkii uu aduunka Ilaahay darti ugu sameeyey ayaa lagu quudin intuu joogo aduunka, markuu aakhiro yimaadna mahelaayo xasano lagu abaal mariyo.
Waxa wariyay Muslim
Sharaxaad
Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu cadeeyey waynida fadliga Ilaahay siiyey muuminka, iyo cadaalada uu u sameeyey gaalada. Muuminka laga nusqaamiyo ajar xasano uu sameeyey, balse aduunkaa lagu siin ajarka daacadiisa, iyado Ilaahay u kaydinaayo ajarka lagu abaal marindoon aakhiro, waxaana dhici karta in aakhiro loogu keydiyo ajarka oo dhan . Gaalkase Ilaahay wuxuu aduunka ku siinayaa ajarka xasanaadkii uu aduunka ku sameeyey, markuu aakhiro yimaadana ma helaayo ajar lagu abaal mariyo, waayo camalka wanaagsan ee qofka anfacaya labada daarood waa inuu qofku muumin yahay.
Hadeeth benefits
Qofkii ku dhinta gaalnimo camal anfacayaa ma jiro.
Share
Use the QR code to easily share the message of Islam with others
Copy Link
copied!
nala soo xidhiidh
×
Magaca
E-mail
fariinta
nala soo xidhiidh
×
mahadsanid.. waan fiirin doonaa
Share