- Wanaaga Islaamka iyo waynidiisa iyo inuu tirtiraayo danbiyadii ka horeeyey.
- Raxmada Ilaahay waasac nimadeeda taaso uu siiyey adoomadiisa iyo u dambi dhaafka iyo cafiga uu siiyey adoomadiisa.
- Ilaahay wuxuu xarimay shirkiga, wuxuu kaloo xarimay in naf xaqdaro lagu dilo, wuxuu kaloo xarimay sinada, iyo goodi adag oo ku soo arooray qofkii danbiyaas gala.
- Towbada runta ah oo ay la jirto Ilaahay oo loo khaalis yeelo, iyo camalka saalixa ah waxaa lagu dhaafaa dhamaan dambiyada waaweyn ee gaalnimadu ku jirto.
- Waa la xarimay quusashada iyo in laga rajo beelo naxariista Ilaahay Isagaa nusqaan oo dhan ka hufane.