- Asaxaabtii Allaha ka raali ahaadee waxay ihtimaam siin jireen oo ka baqi jireen wixii jaahiligii ka dhacay ee ficilo xun ahaa.
- waxaa la isku dhiiri gelinayaa ku sugnaashaha diinta Islaamka.
- fadliga uu leeyahay diinta Islaamka oo la soo galo iyado qofka loogu dhaafayo wixii ficil ahaa ee horay uga dhacay.
- qofkii murtad ah iyo munaafiqa waa lagu xisaabin ficiladii ay sameeyeen jaahiligii iyo danbiyadii ay sameeyeen intay islaameen.