- Waa fadliga tawxiidku leeyahay iyo in qofkii dhinta isagoo muumina oo aan Ilaahay cidna ugu shariig yeelin uu janada galayo.
- Waa khatarta shirkigu leeyahay, iyo in qofkii dhinta isagoo Ilaahay u shariig yeelaya uu naarta galayo.
- muwaxidiinta intooda caasiga ah waxay hoos joogaan mashii`ada Ilaahay , haduu doono wuu cadaabin haduu doonana wuu u dambi dhaafin, ka dibna waxay ku danbaynayaan janada.