- Aakhiro dadku waxay ku danbaynayaan waa inay ku waaraan janada ama naarta.
- Si daran ayaa looga digay dhibaatada maalinka qiyaamaha, iyo inuu yahay maalin qoomamo iyo shalayto.
- Waa la cadeeyey farxada joogtada ah ee Ahlu Janaha iyo murugada joogtada ah ee Ahlu Naarka.