- Waa sugan tahay in Nabi Ciise-nabadi korkiisa ha ahaatee- uu aakhira samaanka soo degidoono, taasina ay tahay mid ka mida calaamadaha saacada qiyaamaha.
- Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- Shareecadiisa wax nasakhi karaa ma jiraan.
- Maalka ayaa barakoobaya aakhira samaanka, dadkuna way nicidoonaan.
- Waa bishaaro in diinta islaamku baaqi ahaanayso, iyadoo Nabi Ciise ku xukumi doonaa dhulka aakhiru samaanka.