- Waxaa la is jeclaysiinayaa khayrka haba yaraadee, waxa kaloo la iska cabsi galiayaa sharka haba yaraadee.
- Qofka muslimka ah waxaa lama huraan u ah noloshiisa inuu kulmiyo rajo iyo cabsi, Ilaahayna waydiisto mar waliba inuu xaqa ku sugo si uu u nabad galo oo uusana ugu kadsoomin xaalkiisa .