- Waa waajib ah in la rumeeyo qadarka iyo qadaha
- Qadarku waa Ilaahay inuu og yahay shey walba uuna qoray oo uu doonay oo abuuray.
- In la rumeeyo in qadarka la qoray inta aan la abuurin samooyinka iyo dhulka wuxuu keenayaa raali ahaansho iyo in Ilaahay la isku dhiibo.
- Carshiga Ilaahay biyuu dul ahaa intaan la abuurin samooyinka iyo dhulka.