- Waxaa la xarimay in la isku adadkeeyo oo la isku kalifo arin walba, waxaana la isku booriyey in isku adkayta laga fogeeyo arin walba, gaar ahaana arimaha cibaadada iyo waynaynta saalixiinta.
- Qofku inuu raadiyo cibaadada ugu saraysa iyo qayrkeedba waa arin fiican, waxayna noqonaysaa sharciga oo la raaco.
- Waa suno in la adkeeyo arinkii muhiim ah, waayo Nabigu scw wuu ku soo celceliyey hadalkaa saddex jeer.
- Waa wanaaga Islaamka iyo fudaydkiisa.