- Muslimiinta bisharaa ugu sugan xadiiskaan in diintoodu dhulka oo dhan wadagaari doonto.
- Cisiga iyo sharaftu Islaamka iyo muslimiintay u sugnaatay, duligana gaalnimada iyo gaaladay u sugnaatay.
- Xadiiskaan waxaa ku sugan daliil cad oo ah cadeymaha muujinaya nabinimada Suubbanaha-naxariis iyo nabadi korkiisa ah ahaatee- isagoo warkaa uu sheegay uu u dhacay sidii uu sheegay.