- Waxaa la isku boorinayaa in kheyrka la is ku tilmaamo.
- In la isku booriyo khayrku waa asbaabta keenaysa bulshada muslimka ahi inay is kaashato oo ay is caawiso.
- Waasicnimada fadliga Ilaahay sareeye.
- Xadiiskani waa qaacido guud oo ay soo galayso acmaasha khayrka ah oo dhan.
- Qofku haduuna dabooli karin baahida kan baryaya, waa inuu u tilmaamaa qof kale oo qayrki ah.