- Waxaa ku waajiba qofka muslimiinta arimahooda shay ka mida madax ka noqda inuu u naxariisto intuu kari karo.
- Abaal marintu waxay ahaataa nooca camalku yahay.
- Qiyaasta lagu eegayo waxa wax fudaydin la odhan iyo waxa culeys iyo kadeed la odhan waxuu ahaanayaa waxa aan kitaabka Alle iyo sunnada Nabiga weydaar saeyn ee waafaq san.