- Masuuliyada bulshada muslimka ah waa mid guud, qof kastana waxaa laga rabaa inta awooddiisa iyo mas'uuliyadiisu tahay, ee uu gudan karo.
- Masuuliyada dumarka saarani waa mid wayn, waxaana laga rabaa inay si wanaagsan u gudato waajibka ka saaran guriga ninkeeda iyo kan caruurteeda.