- Goodigaasi gaar kuma aha madax waynaha iyo ku xigeenadiisa, balse waa mid guud oo loo jeedo qofkastoo Ilaahay madax uga dhigay dad.
- Waxaa waajib ku ah qofkasta oo masuul ka noqda arin muslimiintu leeyihiin inuu u naseexeeyo, kuna dadaalo inuu amaanada guto, oo dadka uga digo khiyaanada.
- Aad ayey u wayn tahay qofka mas'uuliyad guud u qabta dadka ama mid gaara, ha noqoto mid wayn ama mid yare.