- Madaxda in lagu adeeco wixii aan macsi Ilaahay casa wajala ahayn waxay ka mid tahay arimaha waajibka ah .
- Xadiiskan waxaa ku jira digniin wayn oo ku socota cida adeeciwayda madaxda, ee ka baxa midnimada muslimiinta, haduu sidaa ku dhinto, wuxuu ku dhintay dariiqii dadka Jaahiliga.
- Adiiskan waxaa ku jira reebid la reebayo in loo dagaalamo qabyaalad.
- Waa waajib in la oofiyo balamada.
- in madaxda la adeeco oo midnimda musliniita lagu jiro waxaa ku jira khayr badan, nabad iyo deganaansho, iyo in xaaladu hagaagto.
- Waxaaa la reebay in la isku ekaysiiyo axwaasha dadka jaahiliga ah.
- Waxaa la is farayaa ku dhex jirka midnimada ummadda muslimiinta.