- Waa in la iska joojiyo waswaaska sheydaanka iyo waxa nafta ku soo dhacaya oo aan lagu fakarin wax yaabaha waswaaska ah, oo Ilaahay ka magan galo inuu ka joojiyo waswaaskaas.
- Wax kasta oo qalbiga dadka ku soo dhaca oo waswaas ah sharcigana khilaafsan shaydaan ayuu ka yimid.
- waa la iska reebay in daatada Ilaahay lagu fekero, waxaana la isku booriyey in Ilaahay khalqigiisa iyo Aayaadkiisa lagu fekero.