- Waa waajib in camalka Ilaahay khaalis looga dhigo, lagana digtoonaado is tustuska.
- Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- si aad ah ayuu ugu dhimriyey ummaddiisa, wuuna ku dadaalay inay soo hanuunaan una naseexeeyey.
- Rasuulku-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- haduu sidaa ugu cabsan jiray asaxaabta isagoo la hadlaya, iyagoo ahaa madaxdii saalixiinta, dadka ka dambeeya in loo cabsado ayaa ka mudan.