- Qofkii cuskada cidaan Ilaahay ahayn Ilaahay wuxuu kula tacaamilaa wuxuu doonaayey lidkeeda.
- hadii la rumeeyo in hadii xirsiga la xirto uu sabab u yahay inuu celiyo dhibka iyo isha waa shirki yar, hadiise uu rumeeyo in xirsigu isagu uu nafac leeyahay waa shirki wayn.