boga hore
yaanu nahay
so
العربية - عربي
English - إنجليزي
español - إسباني
português - برتغالي
Kiswahili - سواحيلي
Français - فرنسي
Русский - روسي
اردو - أردو
italiano - إيطالي
Türkçe - تركي
አማርኛ - أمهري
ไทย - تايلندي
සිංහල - سنهالي
Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج
Tiếng Việt - فيتنامي
नेपाली - نيبالي
Hausa - هوسا
Wollof - ولوف
বাংলা - بنغالي
ئۇيغۇرچە - أيغوري
অসমীয়া - آسامي
فارسی - فارسي
فارسی دری - دري
azərbaycanca - أذري
Ўзбек - أوزبكي
Deutsch - ألماني
Shqip - ألباني
فلبيني مرناو - فلبيني مرناو
български - بلغاري
ဗမာ - بورمي
bosanski - بوسني
polski - بولندي
தமிழ் - تاميلي
татар теле - تتاري
română - روماني
svenska - سويدي
Soomaali - صومالي
тоҷикӣ - طاجيكي
Pulaar - فولاني
कश्मीरी - كشميري
bahasa Melayu - ملايو
മലയാളം - مليالم
magyar - هنجاري مجري
हिन्दी - هندي
Èdè Yorùbá - يوربا
ελληνικά - يوناني
қазақ тілі - كازاخي
中文 - صيني
Bahasa Indonesia - إندونيسي
پښتو - بشتو
Luganda - لوغندي
తెలుగు - تلقو
日本語 - ياباني
ትግርኛ - تجريني
Кыргызча - قرغيزي
Kurdî - كردي
Nederlands - هولندي
čeština - تشيكي
українська - أوكراني
suomi - فنلندي
Norwegian - نرويجي
ქართული - جورجي
ދިވެހި - ديفهي
Türkmençe - تركماني
afaan oromoo - أورومو
ភាសាខ្មែរ - خميرية
ಕನ್ನಡ - كنادي
lietuvių - ليتواني
bamanankan - بامبارا
Soninke - سوننكي
Malagasy - ملاغاشي
Sängö - سانجو
Српски - صربي
Afaraf - عفري
Kinyarwanda - كينيارواندا
Bi zimanê Kurdî - كردي كرمنجي
Akan - أكاني
Chichewa - شيشيوا
ગુજરાતી - غوجاراتية
Mõõré - موري
créole - كريولي
boga hore
yaanu nahay
Contact Us
/
{قل هو الله أحد} Ilaahay waa Allaah keligii ah-, iyo labada suuradood ee micwadateynka "سورة الفلق iyo سورة الناس" galabtii iyo subixii sadeex jeer, way kaaga filan tahay wax walba
{قل هو الله أحد} Ilaahay waa Allaah keligii ah-, iyo labada suuradood ee micwadateynka "سورة الفلق iyo سورة الناس" galabtii iyo subixii sadeex jeer, way kaaga filan tahay wax walba
Cabdullaahi Binu Khubayb-Allaha ka raali ahaadee-waxaa laga wariyey inuu yiri: Waxaan soo baxnay habeen roob da'ayo, oo gudcur ah, anagoo Rasuulka Ilaahay raadinayna si uu noo tujiyo, wuxuu yiri: waan helnay, wuxuuna yiri: "dheh", waxba maana dhihin, wuxuu yiri: "dheh", waxba maana dhihin, wuxuu yiri: "dheh", waxaan iri: maxaan dhahaa? wuxuu yiri: dheh: {قل هو الله أحد} Ilaahay waa Allaah keligii ah-, iyo labada suuradood ee micwadateynka "سورة الفلق iyo سورة الناس" galabtii iyo subixii sadeex jeer, way kaaga filan tahay wax walba".
waxaa wariyey Abuu daawuud,tirmidi, iyo nasaa.i
Sharaxaad
Wuxuu sheegay saxaabiga wayn ee Cabdullaahi Binu Khubayb-Allaha ka raali ahaadee-: inay bexeen habeen roob badan oo gudcur ah, iyagoo raadinaya Rasuulka-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-, si uu u tujiyo, wayna heleen, Nabigu scw wuxuu ku yiri: waxaad dhahdaa ''dheh'' oo uu uga jeeday akhri, waxbana ma akhrin, Nabiguna -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuu ku celiyey hadalkiisa, wuxuuna dhahay Cabdullaahi: maxaan akhriyaa Rasuul Ilaahayow? Nabigu-naxariis iyo nabdi korkiisa ha ahaatee- wuxuu yiri: akhri suuradaha: {Al-ikhlaas}, {Al-falaq}, {Anaas}, waqtiga galabta iyo waqtiga subaxa, saddex jeer-midiiba-, waxay kaa ilaalin wax walba, xumaan oo dhana way kaa ilaaline.
Hadeeth benefits
Waxaa suno ah akhrinta suurada Al-ikhlaas iyo labada suuradood ee micwadateynka (Al-falaq, Anaas), subaxii iyo galabtii, waxayna xirsi xir ka tahay shar oo dhan.
Fadli ayey leeyihiin suuradaha: Al-ikhlaas, Al-falaq, iyo Anaas.
Share
Use the QR code to easily share the message of Islam with others
Copy Link
copied!
nala soo xidhiidh
×
Magaca
E-mail
fariinta
nala soo xidhiidh
×
mahadsanid.. waan fiirin doonaa
Share