boga hore
yaanu nahay
so
English
العربية
español
português
Français
Русский
اردو
azərbaycanca
Ўзбек
Deutsch
Shqip
فلبيني مرناو
براهوئي
български
বাংলা
ဗမာ
bosanski
polski
தமிழ்
ไทย
татар теле
română
isiZulu
سنڌي
සිංහල
Kiswahili
svenska
нохчийн мотт
Soomaali
тоҷикӣ
غجري
Pulaar
Pulaar
Tiếng Việt
قمري
कश्मीरी
한국어
македонски
bahasa Melayu
മലയാളം
magyar
हिन्दी
Hausa
Èdè Yorùbá
ελληνικά
қазақ тілі
فارسی
Türkçe
עברית
中文
Bahasa Indonesia
Wikang Tagalog
dansk
پښتو
Tamazight
አማርኛ
أنكو
ئۇيغۇرچە
Luganda
తెలుగు
日本語
ትግርኛ
غموقي
Кыргызча
नेपाली
Kurdî
italiano
Nederlands
čeština
українська
eesti
suomi
Адыгэбзэ
Norwegian
latviešu
slovenščina
монгол
íslenska
ქართული
tamashaq
ދިވެހި
Հայերէն
slovenčina
Afrikaans
Türkmençe
башҡорт теле
afaan oromoo
ភាសាខ្មែរ
ಕನ್ನಡ
Bassa
Lingala
lietuvių
bamanankan
Soninke
Malagasy
Mandinka
Sängö
Wollof
Cham
Qhichwa simi
Српски
Afaraf
hrvatski
Kinyarwanda
aymar aru
Jóola
Bi zimanê Kurdî
Akan
ଓଡ଼ିଆ
Chichewa
авар мацӀ
Igbo
isiXhosa
मराठी
Fɔ̀ngbè
ગુજરાતી
Mɛnde
ГӀалгӀай
Mõõré
অসমীয়া
Maguindanao
Dagbani
Yao
Ikirundi
Bisaya
Ruáingga
فارسی دری
Sesotho
ਪੰਜਾਬੀ
créole
ພາສາລາວ
boga hore
yaanu nahay
Contact Us
/
Nabigu scw markuu tago gogoshiisa habeen walba wuu isku qaban jirey labadiisa sacab, wuxuu ku akhrin jiray kuna tufi jiray: { قل هو الله أحد}, iyo {قل أعوذ بربّ الفلق}, iyo { قل أعوذ بربّ النّاس}
Nabigu scw markuu tago gogoshiisa habeen walba wuu isku qaban jirey labadiisa sacab, wuxuu ku akhrin jiray kuna tufi jiray: { قل هو الله أحد}, iyo {قل أعوذ بربّ الفلق}, iyo { قل أعوذ بربّ النّاس}
Caa'isha Allaha ka raali noqde waxaa laga wariyey: Nabigu scw markuu tago gogoshiisa habeen walba wuu isku qaban jirey labadiisa sacab, wuxuu ku akhrin jiray kuna tufi jiray: { قل هو الله أحد}, iyo {قل أعوذ بربّ الفلق}, iyo { قل أعوذ بربّ النّاس}, ka dibna ku masixi jiray inta uu ka gaaro jirkiisa, isagoo ka bilaabaya madaxa iyo wajigiisa iyo inta soo qaabisha jirkiisa, saddex jeer buu samayn jiray.
Waxa wariyay Albukhaari
Sharaxaad
Nabiga dhaqankiisa waxaa mid ahaa markuu tago gogoshiisa si uu u seexdo wuxuu isku qaban jiray labadiisa sacab isago kor u qaadaya sida qofka ducaysanaya si khafiifa ayuu ugu tufi jiray afkiisa candhuufo yar, wuxuuna ku akhriyi jiray saddexda suuradood ee:{ قل هو الله أحد } iyo { قل أعوذ بربّ الفلق } iyo قل أعوذ برب النّاس }, ka dibna wuxuu ku masixi jiray labadiisa sacab inta uu gaaro ee jirkiisa ah, isagoo ku bilaabaya madaxa iyo wajigiisa iyo soo jeedkiisa, wuuna ku celcelin jiray ficilkaa saddex jeer.
Hadeeth benefits
Waa suno akhrinta suuradaha saddexda ah ee: Alikhlaas iyo labada qul acuudu intaan la seexan iyo in lagu tufo gacmaha, jirkana inta laga gaaro lagu masoxo.
Share
Use the QR code to easily share the message of Islam with others
Copy Link
copied!
nala soo xidhiidh
×
Magaca
E-mail
fariinta
nala soo xidhiidh
×
mahadsanid.. waan fiirin doonaa
Share