- Looma shardiyo xuska Ilaahay inuu qofku ka dahaaro qabo Xadaska yar iyo Xadaska wayn midna.
- Nabigu scw wuxuu joogtayn jiray xuska Ilaahay.
- Waxaa lagu boorinayaa dadka inay badsadaan xuska Ilaahay xaalad kasta, taasoo looga dayanaayo Nabiga scw, marka laga reebo xaaladaha aan la ogolayn xuska Ilaahay, sida waqtiga xaajo gudashada.