- Waxaa cad fadliga wayn ee ku jira dhamaadka suuratul baqara, waana hadalkii ilaahay yiri: (آمن الرسول) ilaa dhammaadka suuradda.
- Dhamaadka suuradda Al-baqara wuxuu ka difaacaa qofka dhibka, sharka, shaydaanka, haduu akhriyo habeenkii.
- Habeenku wuxuu ka bilawdaa dhicida qoraxda, wuxuuna ku dhamaadaa soo bixitaanka fajarka.