- Waa in qofku Ilaahay talo saarto, oo uu aamino in Ilaahay mooyee inaysan cid kale khayr u keeni karin, sharkana Ilaahay maahee cid kale aysan ka celin karin.
- Waa la reebay shimir baasaysiga, waana waxa qofku sharaysto una diida inuu shaqo qabto.
- Malaha wanaagsani kuma jiro sharaysiga la reebay, balse waa filasho wanaagsan oo Ilaahay male fiican laga malaysto.
- Wax walba waxay ku dhacaan qadarida Ilaahay casa wajala, waa kaligi cid wax la wadaagtana ma jirto.