- In wax al sharaysto waa shirki, waayo waxaa ku jira inuu qalbigu cid aan Ilaahay ahayn ku xiran yahay.
- Ahmiyada ayey leedahay ku celcelinta masalooyinka muhiimka ah, si loo qaybo oo ay qalbiga ugu degto.
- Baasaysiga waxaa ku filan oo baabi'iya Ilaahay la talo saarto.
- Waxaa la is faray in Ilaahay kaligii uun la talo saarto, oo qalbiga lagu xiro Ilaahay.