- Waa xaaraan in la sawiro wixii noole ah, waayo wwuxuu ka mid yahay wax yaabaha shirkiga keena.
- Waa sharci in munkarka gacan uu ku bedelo qofka masuulka ahi ama awood u leh.
- Nabigu scw wuxuu ku dadaalay baabi'inta shay walba oo ku tusaaya raadkii jaahiliyada, sida sawirada, asnaamta, dhismaha qubuurta laga dhisay.