- Waxaa lagu boorinayaa dadku inay uga faa'iidaystaan nolosha wax Ilaahay raalli gelinaaya.
- Nicmooyinka Ilaahay uu siiyey adoomadiisa way badan yihiin, wuuna weydiin doonaa nicmooyikaa maalinta qiyaamaha, sidaa darteed waxaa lagudboon qofku inuu nicmooyinkaa uga faa'iidaysto wax Ilaahay raalli gelinaaya.