- Sadaqadu kuma koobna waxay dadku maalkooda ka bixiyaan, balse waxaa soo galaya khayrka dadku sameeyo ama ay dhahaan oo ay dadka gaarsiiyaan.
- Waxaa ku jira in dadka la jeclaysiiyo wanaaga bixintiisa, iyo wixii nafac ugu jiro dadka kale.
- Lama yaraysto shay wanaaga, haba yaraadee.