- Fadliga ay leedahay maxabada Ilaahay darti u khaaliska ah, ee aysan ku jirin maslaxad aduun.
- Waa suno in loo sheego kan Ilaahay darti loo jecel yahay, jacaylka loo qabo, si uu u sii korodho jaceylka iyo isku duubnaantu.
- Muuminiinta in dhexdooda lagu faafiyo is jeclaanta waxay xoojisaa walaalnimada iimaaniga ah waxayna bulshada ka ilaalisaa inay kala furato oo kala tagto.