- Wixii khayrka kuu diida laguma magacaabo xishood, balse waxaa lagu magacaabaa khajil, caajisnimo, daciifnimo iyo fulaynimo.
- Xishoodka Ilaahay casa wajala laga xishoodaa waa amarkiisa oo laqaato, iyo wuxuu reebay oo laga tago.
- Xishoodka dadka laga xishoodaana waa in la ixtiraamo, ee darajadooda la geeyo, iyo in laga fogaado wixii caado ahaan xumaynaya.