- Fadliga dulqaadka iyo nafta oo la qabto marka la caroodo, wuxuuna ka mid yahay camalka saalixa ah ee Diinta Islaamku ku .booriday.
- Nafta oo lagu jihaado marka la caroodo wuu ka daran yahay in cadow lagu jihaado.
- Islaamku wuxuu u badalay aragtida xooga jaahiliga ahaa akhlaaq fiican, qofka dadka ugu xooga badani waa qofka naftiisa hanan kara.
- Waa in laga fogaado carada, waayo dhib ayaa ugu jira qofka iyo Bulshadaba.