- way banaan tahay in tusaale la soo qaato si loogu soo dhaweeyo macnaha cida hadalka dhagaysanaysa.
- Waxaa la isku boorinayaa oo la is jeclaysiinayaa in la la fariisto dadka ahlu daacada iyo wanaaga ah, oo laga fogaado dadka ahlu fasaadka ah iyo kuwa akhlaaqda xun.