- Waxaa la reebay in qofku xadka ka baxo oo wixii loo gaystay wax ka badan uu gaysto.
- Ilaahay ma amrin adoomadiisa wax dhibaaya.
- Waa la xarimay dhibka iyo in la isku dhibaateeyo hadal, ficil ama ka tagidba.
- Abaal marintu waa nooca camal ku yahay, qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, qofkii ku adkeeyana Ilaahay ayaa ku adkeeya.
- Arkaanta shareecada waxaa ka mida: " dhib waa la joojiyaa ", shareecadu ma ogola dhib, wayna diidaysaa is dhibaataynta.