- Fadli ayey leedahay cadaalada iyo isku boorinteeda.
- Cadaaladu waa wax guud oo koobaysa dhamaan masuuliyada iyo dadka oo la kala xukumo iyo in cadaalad loo sameeyo xaasaska caruurta iyo qayrkoodba.
- Cadaynta maqaamka ay leeyihiin dadka caadiliinta ah maalinta qiyaamaha.
- Maalinta qiyaamaha dadka Ahlu iimaanka ah mansiladoodu waa kala tagsan tahay qof walbana sida camalkiisu ahaa ayuu noqon.
- qaabka wax jeclaysiintu wuxu ka mid yahay qaababka diinta dadka loogu yeero taasoo qofka loo yeeraayo jeclaysiinaysa cibaadada.