- Waa Ilaahay naxariistiisa casa wajala iyo u dhimrinta khalqiga.
- Ixsaanka dilka iyo gawracu waa inuu ahaado siday shareecadu jidaysay.
- Waa kaamilnimada shareecada oo koobaysa khayr oo dhan, waxaana ka mida in loo naxariisto xayawaanka oo loo dhimriyo.
- Waxaa la reebay in sar-waji lagu sameeeyo dadka marka la dilo ka dib.
- Waa la xarimay wax walba oo ay ku jirto ciqaabta xayawaanku.