- Waxaa lagu boorinayaa dadku inay kaga daydaan Nabiga scw akhlaaqdiisii uu ka dhigtay akhlaaqda Qur'aanka.
- Waa la amaanay akhlaadii Rasuulka scw waxayna ka mid ahayd ilayskii waxyiga.
- Qur'aanku waa salka u noqoshada dhamaan akhlaaqda wanaagsan.
- Akhlaaqdu islaamka waxay koobaysaa diinta oo dhan hadii ay tahay amarka oo la fuiyo iyo hadii ay tahay wixii la iska reebay oo laga fogaado.