- Galitaanka janadu waxay leedahay sababo Ilaahay ku xiran, waxaana ka mida Ilaahay cabsidiisa, iyo sababo dadka ku xiran, waxaana ka mid ah: akhlaaq wanaaga.
- Khatarta carabku u leeyahay qofka, iyo inuu ka mid yahay asbaabta naarta lagu galo.
- Khatarta shahawaadka iyo fuxshigu u leeyihiin dadka, iyo inay ka mid yihiin asbaabta ugu badan ee naarta lagu galo.