- Diinta islaamku si wayn ayey u ilaalisay in la carbiyo akhlaaqda iyo kaamil nimadeeda.
- Fadliga akhlaaq wanaaga adoonku wuxuu ku gaaraa daraja qofka sooman ee aan afurayn iyo kan salaad u taagan ee aan daalayn.
- Soonka maalinta iyo salaatul-laylku waa labo camal oo waawayn naftana ku adag, darajadooduna gaarayso mida uu helo qofka akhlaaqda wanaagsan, waayo wuxuu ku dadaalay in naftiisu dhaqan wanaagsan yeelato.