Ibnu Cumar Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiiye wuxuu Nabiga scw ka wariyeyn inuu yiri: "Gaabiya shaarubka garkana daaya".
Xadiis la isku waafaqay
Sharaxaad
Nabigu scw wuxuu faray in la gaabiyo shaarubka, oo aan la dayn balse lagu xeel dheeraado gaabinta.
Taa baddalkeed wuxuu amray Rasuulku scw in la daayo garka oo la dhaafo isagoo badan.
Hadeeth benefits
Waa xaaraan xiiritaanka garku.
Share
Use the QR code to easily share the message of Islam with others