- Waxaa banaan ku raaxaysiga wax yaabaha wanaagsan ee Ilaahay u xalaaleeyey adoomadiisa iyadoon la israafayn ama riyo beenaad laga dhigin.
- Waxaa la isku booriyey xulashada xaas wanaagsan, waayo waxay ninkeeda ku caawinaysaa inuu rabigi caabudo.
- Raaxada aduunka waxaa ugu khayr badan wixii cibaadada Ilaahay la xiriira ama wixii cibaadada ku kaalmeeya.