- Waa la reebay in laga yeesho qubuuraha Nabiyada iyo saalixiinta masaajid lagu tukado, waayo ariinkaasi wuxuu horseedayaa shirki.
- Rasuulku scw wuxuu ahmiyad wayn siiyey ilaalinta tawxiidka, iyo cabsida uu ka qabay waynaynta qubuuraha, waayo arinkaasi wuxuu keenayaa Ilaahay oo loo shariig yeelo.
- Waa wax banaan in la lacnado yuhuuda iyo nasaarada iyo cid kastoo samaysa waxay sameeyaan ee ah qabuuraha oo laga dhiso, masaajid.
- Dhisitaanka qubuuruhu waa dhaqan yuhuud iyo nasaaro, xadiiskaana waxaa ku jira inay reeban tahay isku ekaysiintoodu.
- oo looga ekaado in qabuurta laga dhigo masaajid lagu tukado ama xageeda loo tukado hadii aan xataa masjid laga dhisin.