/ Janada magalo fitnoole

Janada magalo fitnoole

Xudeyfa Allaha ka raali ahaadee wuxuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga scw isagoo dhahaya: "Janada magalo fitnoole."
Xadiis la isku waafaqay

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay in qofka dadka xanta ee hadalka u kala qaada dadka si uu isugu diro uu mutaysanayo ciqaab ah inuusan janada gelin .

Hadeeth benefits

  1. Isku dirku wuxuu ka mid yahay dambiyada waa wayn.
  2. Isku dirka waa la reebay, waayo wuxuu dhex dhigayaa dadka qof ahaan iyo busho ahaanba dhib iyo fasaad.