- Qaraaba gonytu waa dambi dambiyada waa wayn ka mid ah.
- Qaraabo xiriirintu waa kolba sida curfiga ah ee loo yaqaan, wayna kala duwan tahay sida ay u kala duwan yihiin dhulka, waqtiga iyo dadku.
- Qaraabo xiriirintu waa in la is booqdo, sadaqado la siiyo, in loo ixsaan falo , kan buka la booqdo, wanaaga la faro, xumaanta laga reebo, iyo wixii la mid ah.
- Mar kastoo qaraabo gooytu tahay dadka sokeeyaha is ku ah dambigu waa ka sii adag yahay.