- Waa xaaraan in la dilo mucaahidka, dimiga iyo musta-amanka, dilkooduna waa dambiyada waaweyn.
- Mucaahadku: waa gaalka balan lala galo isagoo dhulkiisa jooga, inaanu la dagaalamayn muslimiinta, muslimiintuna amaan siinayaan, dimigu: waa midka deganaada dhulka muslimiinta ee jisyada laga qaado, musta-mankuna: waa gaalka ku soo gala dhulka islaamka heshiis iyo amaan, waqti kooban.
- Waxaa laga digayaa in la khiyaamo balamada lagu jiro dadka aan musliniita ahayn.