- Dhiiga arinkiisu waa wayn yahay, bilaabidu waxay noqon shayga ugu muhimsan.
- Dambiyadu waxay u kala daran yihiin kolba fasahaadka ka dhalanaya sida uu yahay, nafta aan waxba gaysan oo la dilaana waa dambiyada ugu waawayn, wax ka wayna ma jiraan gaalnimada iyo in Ilaahay loo shariig yeelo mooyee.