- Dambiyada waa wayni kuma koobna todoba, waxaase loo gaar yeelay todobadan waynidooda iyo khatarta ay leeyihiin.
- Way banaan tahay in nafta xaq lagu dilo sida qisaasta, ridada, sinada qofka guur soo maray, fulinta xukunka dilka waxaa fulinaya xaakimka.