- Xoolaha dadka gacantooda ku jira waa maal Ilaahay, oo isagu u dhiibtay, si ay ugu bixiyaan dariiq sharci ah, kana fogaadaan inay si qaldan u isticmaalaan, dadkoo dhan ayaa loo jeedaa madaxda iyo qayrkood oo dadka shacabka ah.
- Sharcigu waa adkeeyey xoolaha dad waynaha, qofkii madax ka noqda wax ka mida xoolaha dad waynaha maalinta qiyaame waa lagu xisaabin meeshuu ka keenay iyo meeshuu ku bixiyey.
- Goodigaas waxaa soo galaya qofka si qaldan u isticmaala xoolo ama kuwiis ha noqdeen ama kuwo qayrkiye.