- Ujeedooyinka shareecada Islaamka waxaa ka mid ah: ilaalinta danaha wanaagsan iyo xiriirka u dhexeeya dadka.
- waxaa la is jeclaysiinayaa in dadka lagula dhaqmo akhlaaqda sare marka wax la kala iibsanayo iyo marka wax la soo iibsanaayo iyo wixii la midaba.